SAYLAC(W,N)-Gudoomiyihii xisbiga kulmiye ee gobolka salal Xildhibaan Axmedyaasiin ayaa maanta shaaciyay in uu gabi ahaanba iska casilay xisbiga kulmiye xilkiisii iyo xubinnimadii isagoo iscasilaadiisa ku sobobeeyay in xisbigii ugacan galay in aan xisbinimada ehel u ahayn
Sidoo kale gudoomiyihii xisbiga kulmiye ee gobolka salal ayaa wasiirka gaashaandhiga ku eedeeyay in uuu xisbigii taladiisii maroorsan uuna ugacan galay cid aan ehel u ahayn xisbinimada
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;