WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Magaalada Gabiley Kaga Qaybgalay Munaasibad Lagu Shaaciyay Laba Musharax Oo Lagu Qabtay Magaalada Gabiley.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal cali Wraabe iyo xubno katirsan masuuliyiinta xisbiga  ayaa maanta  magaalada gabiley kaga qaybgalay munaasibad balaadhan oo lagu shaacinayay laba musharax oo beesha maxamed jibriil (deerayahan) usoo xulatay uga qaybgalay doorashada golaha  wakiilada gobolka maroodi jeex iyo golaha deegaanka degmada gabiley.

Munaasibad oo siwayn loosoo agasimay ayaa hadalo ka jeediyay madaxdhaqameed,aqooonyahan siyaasiyiin iyo qaybaha kala duwan ee bulshadii kazoo qaybgashay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version