WAJAALE NEWS

DAAWO;-Taageerayashaa Xisbiga Wadani Oo Maanta Gilgilay Magaalada Burco Iyo Hadaladiii Laga Jeediyay.

BURCO(W,N)- Kumanaan kamid ah taageerayaasha xisbiga wadani ee gobolka togdheer ayaa iskugu soo baxay fagaaraha magaalada burco halkaasi oo ay ka muujiyeen shucuubtood ay ku diidan yihiin habdhaqanka xukuumada madaxwayne biixi

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version