MUQDISHO(W,N)-Safaarada dalka maraykanku ku leeyahay dalka somaliya gaar ahaan caasimad muqdisho ayaa muwaadiniinteeda ku sugan muqdisho uga digay in ay ka agdhawaadaan goobaaha maalinta bari ay ka dhacayaan banana baxyadu islamarkaana ay gacantooda ku haystaan bassporadooda
SIdoo kale dawlada maraykanka ayaa ka hadashay khatarta ka dhalan karta isku soo baxyada ay ku baaqeen mucaaridka somaliya iyo diidmada maamulka madaxwayne farmaajo
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;