HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha guud ee wsaarada caafimaadka somalland ayaa shaaciyay qofkii labaad ee somalland ugeeriyooda xanuunka coronavirus oo ku dhintay magaalada hargaysa
Sidoo kale Agaasimaha Guud ayaa sheegay in sedex oo cusub laga helay caabuqa coronavirus
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/0cmM6ePGZr0