WAJAALE NEWS

DAAWO;-Munaasibad Qado Sharaf Ah Oo Loo Sameeyay Suldaanka Cusub Ee Beelaha Somaliland Oo Kulmisay Badi Bahda Dhaqanka.

HARGAYSA(W,N)-Munaasibad hadhimo sharafeed ah ayaa lagu maamuusay suldaan cusub ee beelaha suldaan Daa,uud Suldaan Maxamed Cabdiqaadir oo badalay Aabihii oo doraad geeriyooday taasi oo ahayd mid loogu ducaynayo suldaankii geeriyooday suldaanka  cusubna lagu dardaarmayo.

Waxaana kazoo qaybgalay madaxdhaqameedka Somaliland iyo kuwo ka socday deegaanka somalida itoobiya oo aaskii kazoo qaybagalay madaxda labada xisbi,ganacsato, iyo maayarka caasimada hargaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version