|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Munaasibad Qado Sharaf Ah Oo Loo Sameeyay Suldaanka Cusub Ee Beelaha Somaliland Oo Kulmisay Badi Bahda Dhaqanka.
February 15, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Munaasibad hadhimo sharafeed ah ayaa lagu maamuusay suldaan cusub ee beelaha suldaan Daa,uud Suldaan Maxamed Cabdiqaadir oo badalay Aabihii oo doraad geeriyooday taasi oo ahayd mid loogu ducaynayo suldaankii geeriyooday suldaanka cusubna lagu dardaarmayo. Waxaana kazoo qaybgalay madaxdhaqameedka Somaliland iyo kuwo ka socday deegaanka somalida itoobiya oo aaskii kazoo qaybagalay madaxda labada xisbi,ganacsato, iyo maayarka caasimada hargaysa. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Maayarka Caasimada Oo Hada Raali Galin Ka Bixiyay Hadal Uu Maanta Ka Yidhi Wiil Ku Dhintay Dooxa Har... Madaxweynaha Ismaamulka Somalida Itoobiya Oo Kulan La Yeeshay Wafti Ka Socda Hayadaha Qaramada Midoo... Daawo:Muj.Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Hadlay Taariikhda Faaca Wayn Ee Laanta Afka Somaliga Ee Idaacad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|