HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah madaxdhaqameedka iyo waxgaradka beesha reer samater ayaa si kulul ga hadlay xadhig maalintii shalay ay xukuumadu kula kacday laba musharax oo laga soo xidhay deegaanka garabis
Sidoo kale waxgaradka iyo dhalinyrada beeshan ayaa madaxwaynaha iyo xubno ka agdhow ku eedeeyay in ay ka danbeeyay xadhiga labadan musharax iyagoo ugu baaqay in deg deg xoriyadooda loogu soo celiyo
HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;