DAAWO;-Madaxdhaqameed Iyo Waxgarad Si Kulul Uga Hadlay Xadhiga Ay Xukuumadu Kula Kacday Laba Musharax Oo Xisbiga Ucid Katirsan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxdhaqameed Iyo Waxgarad Si Kulul Uga Hadlay Xadhiga Ay Xukuumadu Kula Kacday Laba Musharax Oo Xisbiga Ucid Katirsan.
February 9, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah madaxdhaqameedka iyo waxgaradka beesha reer samater ayaa si kulul ga hadlay xadhig maalintii shalay ay xukuumadu kula kacday laba musharax oo laga soo xidhay deegaanka garabis

Sidoo kale waxgaradka iyo dhalinyrada beeshan ayaa madaxwaynaha iyo xubno ka agdhow ku eedeeyay in ay ka danbeeyay xadhiga labadan musharax iyagoo ugu baaqay in deg deg xoriyadooda loogu soo celiyo

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS