HARGAYSA(W,N)-Munaasibad si balaadhan loosoo agaasimay kana qabsoontay magaalada hargaysa ayaa lagu shaciyay labada musharax eek ala Siciid jaamac cali oo u sharaxan golaha deegaanka caasimada Hargaysa iyo Cabdiraxmaan cadami oo usharaxan golaha wakiilada gobolka maroodi jeex.
Xaflada labadan musharax lagu shaaciyay ayaa ahayd mid heerkeedu sareeyo islamarkaana ay kazoo qaybgaleen hogaanka xisbiga, wasiiro iyo badi haldoorka bulshada reer Somaliland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;