|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Hogaanka Xisbiga Kulmiye Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Lagu Shaacinayay Musharax Cabdiraxmaan Cadami Iyo Siciid Jaamac Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.
February 18, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Munaasibad si balaadhan loosoo agaasimay kana qabsoontay magaalada hargaysa ayaa lagu shaciyay labada musharax eek ala Siciid jaamac cali oo u sharaxan golaha deegaanka caasimada Hargaysa iyo Cabdiraxmaan cadami oo usharaxan golaha wakiilada gobolka maroodi jeex.
Xaflada labadan musharax lagu shaaciyay ayaa ahayd mid heerkeedu sareeyo islamarkaana ay kazoo qaybgaleen hogaanka xisbiga, wasiiro iyo badi haldoorka bulshada reer Somaliland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Madax-dhaqameedka Iyo Waxgaradka Gobolka Maroodi Jeex Oo Ka Hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka! DAAWO;-Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Soo Bandhigtay Waxqabadkii 2022 Iyo Waxyaabaha Uhirgal... War Cusub-Xukuumada Somaliland Oo Markii ugu Horeysay Sheegtay Hakad La Galiyey Heshiiskii Saldhiga ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|