WAJAALE NEWS

DAAWO;-Ex Wasiir Shirwac Oo Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Ku Eedeeyay In Uu Faro Galin Ku Hayo Beeshiisa.

HARGASYA(W,N)-Wasiirkii hore ee wasaarada qorshaynta xukuumada madaxwayne biixi Shirwac ayaa eedo culus ujeediyay madaxwayne kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan sayliici oo uu sheegay in uu faro galin ku hayo musharrax ay beelaha baha samaroon ee gobolka gabiley isku raaceen in uu uga sharaxnaado gobolka maroodi jeex kaasi oo saylici cidkale ka daba keenay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version