DAARASALAAM(W,N)-Dadwaynaha beerayda ah ee ku dhaqan deeganka hore haadlay ee degmada daarasalaam ee gobolka maroodi jeex ayaa cabasho xoogan ka muujiyay wasiirka wasaarada biyaha iyo maareeyaha wakaalada biyaha hargaysa oo ka hor istaagay riig ay qodonayeen si ay wax soo saar usameeyeen.
Sidoo kale dadwaynaha ayaa fariin udiray madaxwaynaha somaliland oo ay ka dalbadeen in uu kasoo gaadho masuuliyiinta uu xilalka udhiibay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;