HARGAYSA(W,N)-Abwaan daaha gaas oo kamid ah abwaaniinta damacu kaga jiray isku soo sharaxaan golayaasha dalka kana soo jeeda beesha bariga burco ayaa sheegay in madaxwaynaha somaliland muuse biixi uu diidan yahay in beeshoodu iska sharaxdo gobolka maroodi jeex.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;