HARGAYSA(W,N)-Afhayeenka Madaxwaynaha Somaliland Maxamuud Warsame Jaamac ayaa wax laga waydiiyay xadhiga ay xukuumadu Kula kacaday laba musharax oo katirsan xisbiga oo maalintii todobaad ku xidhan jeel madheera,iyadoo gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe iyo ehelada labada musharax ay xadhigooda ku eedeeyay in uu ka danbeeyo madaxwayne biixi oo ay isku jufo hoose yihiin.
Hadaba afhayeenka madaxwaynaha oo wax laga waydiiyay xadhiga labadan musharax ayaa tahli kari waayay in uu jawaab cad ka bixiyo sobobta loo xidhay iyo eeda ah in madaxwayne biixi xidhay amaba xukuumu isagoo ku meeraysay in xisbiga ucid lasoo waydiiyo cida xidhay,
Dhanka kale afhayeenka madaxwaynaha Somaliland ayaa sheegay in madaxwaynuhu ka dhabeeyay balantiisii ahayd in sharcigu sareeyo,
HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN IYO JAWAABKA UU BIXIYAY AFHAYEENKA MADAXWAYNUHU;