HARGAYSA(W,N)-Hogaanka xisbiga kulmiye ayaa aqbalay in Cabdiraxmaan maxamuud caydiid oo markale noqda mushar Utaagan doorashada golaha deegaanka caasimada hargaysa ee Uu hada maayarka ka yahay.
Waxaana maayarka caasimada usoo galbiyay xisbiga kulmiye Madaxdhaqameedka, siyaasiyiinta iyo waxgaradka beeshiisa uu madasha ka sheegay sid ay utaageersan yihiin musharaxnmada maayarka caasimada
Sidoo kale hogaanka xisbiga kulmiye ayaa aqbalay iyagoo sheegay in uu yahah masuul wata taageerada beeshiisa iyo shacabka caasimada hargaysa oo uu mudo u ahaa maayar.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;