Xisbiga Kulmiye Oo Aqbalay Musharaxnimada Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Markale Usharaxan Golaha Deegaanka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Kulmiye Oo Aqbalay Musharaxnimada Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Markale Usharaxan Golaha Deegaanka.
January 30, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Hogaanka xisbiga kulmiye ayaa aqbalay in Cabdiraxmaan maxamuud caydiid oo markale noqda mushar Utaagan doorashada golaha deegaanka caasimada hargaysa ee Uu hada maayarka ka yahay.

Waxaana maayarka caasimada usoo galbiyay xisbiga kulmiye Madaxdhaqameedka, siyaasiyiinta iyo waxgaradka beeshiisa uu madasha ka sheegay sid ay utaageersan yihiin musharaxnmada maayarka caasimada

Sidoo kale hogaanka xisbiga kulmiye ayaa aqbalay iyagoo sheegay in uu yahah masuul wata taageerada beeshiisa iyo shacabka caasimada hargaysa oo uu mudo u ahaa maayar.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS