WAJAALE NEWS

Hogaamiyaha Dalka Iiran Oo Mamnuucay Talaalada Coronavirus Ee Ay Soo Saareen UK Iyo Maraykanka.

TEHRAN(W,N)-Hogaamiyaha Ruuxiga ee Dalka Iiraan ayaa Mamnuucay talaalada Coronavirus ee ay soo saareen wadamada Ingiriiska Iyo Maraykanka oo uu sheegay in aan lagu kalsoonaan Karin

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version