Hogaamiyaha Dalka Iiran Oo Mamnuucay Talaalada Coronavirus Ee Ay Soo Saareen UK Iyo Maraykanka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hogaamiyaha Dalka Iiran Oo Mamnuucay Talaalada Coronavirus Ee Ay Soo Saareen UK Iyo Maraykanka.
January 8, 2021 - Written by Editor:

TEHRAN(W,N)-Hogaamiyaha Ruuxiga ee Dalka Iiraan ayaa Mamnuucay talaalada Coronavirus ee ay soo saareen wadamada Ingiriiska Iyo Maraykanka oo uu sheegay in aan lagu kalsoonaan Karin

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS