Hadalkii kazoo yeedhay wasiirka warfaafinta somaliya cismaan ee uu kaga jawaabay warbixin kazoo saaray xuduudka somaliya iyo Kenya ayaa lagu timaamay in uu ahaa mid ka madhan afka dubilamaasiyada ee lagula hadlo dawlada isagoo gabayo iyo hadalo mano sheegashada ku duray dalka jabuuti
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;