WAJAALE NEWS

Alshabaab Oo War Kasoo Saartay Weerarkii Ay ku Qaadeen Saldhig Ciidamada Kenya Iyo Maraykanka Ee Gudaha dalka Kenya.

NARIOBI(W.N)- Xarakada Alshabaab ayaa war kasoo saartay weerar ay maanta ku qaadeen saldhig ay kuwada sugnaayeen ciidamo maraykan ah iyo kuwa Kenya ee gobolka  lemu

Wararka laga helayo weerarka ay alshabaab ku qaaday saldhigan ayaa sheegay in ay gaadhsiiyeen khasaare culus iyagoo goobta ku gubtay afar diyaaradood halka aan wali la ogayn tirade ciidamada Kenya iyo kuwa maraykanka ee ay goobta ku laayeen.

HALKANKAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

https://youtu.be/s2P3GLorofk

Exit mobile version