HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada somaliland ayaa xilkii ukala wareejiyay agaasimaha cusub ee wasaarada iyo agaasimihii hore ee wasaarada.
Munaasibada ay xilka kulak ala wareegayeen labadan masuul ayaa lagu qabtay xarunta wasaarada taasi oo aykasoo qaybgalay masuuliyiin kala duwan iyomadaxda ka socotay shirkadaha isgaadhsiinta.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;