|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Jsl Oo Xilkii Ukala Wareejiyay Agaasimaha Cusub Ee Iyo Agaasimihii Hore.
January 16, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada somaliland ayaa xilkii ukala wareejiyay agaasimaha cusub ee wasaarada iyo agaasimihii hore ee wasaarada. Munaasibada ay xilka kulak ala wareegayeen labadan masuul ayaa lagu qabtay xarunta wasaarada taasi oo aykasoo qaybgalay masuuliyiin kala duwan iyomadaxda ka socotay shirkadaha isgaadhsiinta. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Xafladii Madaxtooyada Ee Xuska 18 May Oo Qaadhan Ururin Balaadhan Laga Sameeyey iyo Lacagta Oo Kor U... Dawlada Masar Oo Indhaha Ku Haysa Ciidamada Badda Ee Itoobiya Ee Saldhigoodu Noqonayo Djibouti. Dawlada Britain oo Al-shabaab ku Eedeysay inay Dhacday Gargaar kala Duwan oo Loogu Deeqay Shacabka S... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|