WAJAALE NEWS

DAAWO;-Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Oo Sidiiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Garoowe.

HARGAYSA(W,N)-Sheekh Mustafe Xaaji ismaaciil xaaruun oo kamid culimada wawayn ee somalida ayaa maanta gaadhay magaalada garoowe ee maamulka goboleedka punthland.

 

Sidoo kale sheekh mustafe ayaa blshada ku dhaqan magaaalada garoowe kala kulmay soo dhawayn diiran,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version