WAJAALE NEWS

DAAWO; Wafti Wasiiro ah Oo ka Socda Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Oo Galabta Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Tog wajaale.

Togwajaale(W.N) Wafti Balaadhan oo ka socda D.D.S.I  Uuna    Hogaaminaayo Wasiirka Ganacsiga Iyo Gaadiidka D.D.S.I mudane khadar Cabdi Ismaaciil oo ay ku weheliyaan Wasiirka Cadaalada Mudane c/ Jamaal Axmed Qaloonbi Iyo Masuuliyiin kale Ayaa Galabta soo  gaadhay  Magaalo ganacsiyeeda Somali land.

Waftigan ayaa halkaasi kusoo dhaweeyay masuuliyiinta gabolka gabiley wasiirka cadaalada wasiiru dawlaha wasaarada madaxtooyada , Agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta, iyo masuuliyiin kale.

Exit mobile version