WAJAALE NEWS

DAAWO;-Qoyska Abwaan Meecaad Miigane Oo Sheegay In Xoog lala Gaysto Dhul Ay Ku Leeyihiin Magaalada hargaysa Iyo Dulmiga Loo Gaystay.

HARGAYSA(W,N)-Qoyska abwaankii caanka ahaa ee Alle ha,unaxariistee Meecaad Miigane ayaa sheegay in dhul ay ku leeyihiin magaalada hargaysa kaasi oo dacwadoodu ka socoto mudo labaan sano ah.

Sidoo kale qoyska abwaan meecaad miigane oo manta warbaahinta kula hadlay magaalada hargaysa ayaa sheegay in dhulkoodii xoog lagaga haysto islamarkaana ay cid wax uga qabata ay waayeen

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version