|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Qoyska Abwaan Meecaad Miigane Oo Sheegay In Xoog lala Gaysto Dhul Ay Ku Leeyihiin Magaalada hargaysa Iyo Dulmiga Loo Gaystay.
January 2, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Qoyska abwaankii caanka ahaa ee Alle ha,unaxariistee Meecaad Miigane ayaa sheegay in dhul ay ku leeyihiin magaalada hargaysa kaasi oo dacwadoodu ka socoto mudo labaan sano ah. Sidoo kale qoyska abwaan meecaad miigane oo manta warbaahinta kula hadlay magaalada hargaysa ayaa sheegay in dhulkoodii xoog lagaga haysto islamarkaana ay cid wax uga qabata ay waayeen HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Xisbiga waddani Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Eeday Uga Timid Xisbi Xaakimka Kulmiye Iyo Fariinta Ay Ud... Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliya Oo Ka Hadlay Laba Qof Oo Ciidanku Caawa Ku Dileen Magaalada Muqd... Daawo:Khudbadii Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi Ka Jeediyay Madal Uu Kula Midoobay Garabkii Jamaal Cali ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|