WAJAALE NEWS

DAAWO;-Madax-dhaqameedka Gobolka Awdal Oo Loo Qabtay Dood Ku Saabsan Doorka Ay Ku Leeyihiin Doorashooyinka Iyo Kala Xulista Musharixiinta!

BOORAMA(W,N)-Dood ku saabsan doorka ay madaxdhaqameedku ku leeyihiin doorashooyinka iyo kala xulista musharixiinta utartamaya golayaasha wakiilada iyo deegaanku oo lagu qabtay magaalada boorama

Doodan ayaa waxaa ka qaybgalay madaxda dhaqanka iyo qaybaha bulshada ee kala duwan taasi oo lagu gorfeeyay doorka madaxdhaqameedka eek ala xulista musharixiinta, sobobta haweenka loogu duudsiyo iyo saamaynta ay xisbiyada laftoodu ku leeyihiin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA DOODAN;

Exit mobile version