|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madax-dhaqameedka Gobolka Awdal Oo Loo Qabtay Dood Ku Saabsan Doorka Ay Ku Leeyihiin Doorashooyinka Iyo Kala Xulista Musharixiinta!
January 22, 2021 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Dood ku saabsan doorka ay madaxdhaqameedku ku leeyihiin doorashooyinka iyo kala xulista musharixiinta utartamaya golayaasha wakiilada iyo deegaanku oo lagu qabtay magaalada boorama Doodan ayaa waxaa ka qaybgalay madaxda dhaqanka iyo qaybaha bulshada ee kala duwan taasi oo lagu gorfeeyay doorka madaxdhaqameedka eek ala xulista musharixiinta, sobobta haweenka loogu duudsiyo iyo saamaynta ay xisbiyada laftoodu ku leeyihiin. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA DOODAN; Related posts:R-Wajaale: Arkaanta Uu Leeyahay Soonku ee Lagama Maarmaanka ah, Qaybtii 4-aad ee Casharada Taxanaha ... Madaxweyne Ma Ashkaas Qoysaskaaga Ka Tirsan Iyo Wasiiro Isku Halayn Kaa Qaba Ayaad…”Nuxurka Bayaan A... Maamulka Dawlada Hoose Ee Magaalada Berbera Oo Qaabiley Muwaadin Ka Cowday Dhul Uu Leeyahay Oo Xoog ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|