BERBERA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid oo runta usheegay masuuliyiin xukuumada katirsan xili la furay laydhka laga dhaliyo cadceeda oo ay Somaliland ka caawisay dawlada emaraadku isagoo ugu baaqay in shacabka laga jabiyo laydhka
Sidoo kale waxaa hadalka faysal jawaabo ka bixiyay wasiirka tamarta, madaxwayne kuxigeenka
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;