WAJAALE NEWS

DAAWO;-Barnaamijka Xisbiga kulmiye Oo Aqbalay Musharax Eng Aadan Jaamac Iyo Hadaladii Ay Ka Jeediyeen Madaxdhaqameedka Beeshiisu.

HARGAYSA(W,N)-Hogaanka xisbiga kulmiye ayaa dhawaan Aqbalay Musharaxa Ay Golaha Deegaanka Caasimada Hargaysa Usoo Xusheen Beesha Jibriil Abokor In Uu Ku Matalo.

Waxaana Munaasibada Uu xisbiga kulmiye ku gudoomay Musharax Eng Aadan Jaamac Hadaladii ay ka jeediyay hogaanka xisbiga kulmiye iyo Madaxdhaqameedka beesha uu kasoo jeedo Musharuxu.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA BARNAAMIJKAN OO DHAMAYSTIRAN;

Exit mobile version