TOG WAJAALE(W,N)-Ciidamada booliska ee magaalada tog wwajaale iyo shacab ah ayaa maanta isku dhac ku dhexmaray dhul dan guud ah oo xukuumadu doonaysa in ay ka dhagax dhigto kawaan.
Iska hor imaadka dadka shacabka iyo ciidanka booliska ayaa waxaa dhaawac kasoo gaadhay laba askari halka ay ciimaduna xidh xidheen dad faro badan oo shacab ah.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;