WAJAALE NEWS

Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Ka Hadlay Muhiimada Ay Dalka Uleeyihiin Aaga Cashuuraha Ka Caagan.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada maaliyada Somaliland dr sacad cali shire ayaa ka hadlay muhiimada ay somailand uleeyihiin in ay hirgaliso Aaga Cashuuraha a caagan ee dekeda berbera kaasi oo keeni kara in dekeda ay kusoo xidhmaan wadamo badan oo wax kala soo dega iyo ganacsatoba.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/hlxZC2xjB0w

 

Exit mobile version