INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN
Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe Oo kamida golaha wakiilada isagoo ku hadlaya magaciiisa ka golaha wakiilada iyo ka qayskiiba wuxuu halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa dhamaan reer Cigaal Qaasaali gaar ahaan reer daauud Cigaal geerida naxdinta leh ee kutimid MARXUUM WELI DAA,UUD CIGAAL oo shil gaadhi Ku geeriyooday inta u dhaxaysa Hargeisa & Berbera ilaahay how naxariisto marxuumkaas
Dhamaan qayskiisa iyo guud ahaanba bulshada somaliland samir iiiman Alleh haynagasiiyo
Marxuumkana waxaan ilaahay u baryaynaa janatu fardowsa
AAMIN AAMIN