HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Rashiid Jaamac Yuusuf (sheekhul axmar) oo kamid ah siyaasiyiinta reer somaliland ayaa canbaareeyay burburinta ay xukuumadu kusamaynayo diyaaradii khayriyada saarnayd oo ahayd ataarta kaliya ee shacabka reer somaliland ku xasuustaan xasuuq iyo gumaadkii taliskii siyaad bare kula kacay
Sidoo kale siyaasi rashiid ayaa sheegay in taariikhda diyaaradan uu ku sun tanaa maayarkii hore ee caasimada cawil cilmi cabdale alle ha,unaxariistee balse hada ay qlooyinka xukuumada la dagaalamayaan taariikhdiisa.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;