WAJAALE NEWS

Saraakishii Uhoraysay Ee Ciidanka Booliska Ee Kasoo Baxay Kuliyada Cabdilaahi Askar Oo Lagu Xareeyay Kuuliyada Cusub Ee Booliska Jsl.

HARGAYSA(W,N)-Saraakiishii uhoreeyay ee hore uga soo baxay kuliyada cabdilaahi Askar ee ciidanka qaranka Somaliland ayaa lagu xareeyay kuliyada cusub ee ciidamada booliska ee jamhuuriyada Somaliland taasi oo ay ciidankani noqon doonaan kuwii ugu horeeyay ee lagu furo kuliyada ciidanka booliska oo tiradoodu dhan tahay 46sarkaal.

Waxaana munaasibadaasi ka hadlay taliye kuxigeenka ciidanka booliska iyo hoogaamada kala duwan ee ciidanka booliska.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version