WAJAALE NEWS

Mulkiilaha Astaan Tv Cabdimanaan Yuusuf Oo Xabsiga Laga Sii Daayay

HARGAYSA(W,N)Mulkiilaha astaan tv aaa manta xabsiga magaalada hargaysa laga siidaayay kadiab markii uu helay cafis madaxwayne.

Hadaba Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta cafis madaxweyne u fidiyay mulkiilaha telefishanka Astaan Mr. Cabdimanaan oo ay maxkamada Hargeysa ku xukuntay 5 sannadood oo xadhig ah.

Exit mobile version