Mulkiilaha Astaan Tv Cabdimanaan Yuusuf Oo Xabsiga Laga Sii Daayay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Mulkiilaha Astaan Tv Cabdimanaan Yuusuf Oo Xabsiga Laga Sii Daayay
December 10, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)Mulkiilaha astaan tv aaa manta xabsiga magaalada hargaysa laga siidaayay kadiab markii uu helay cafis madaxwayne.

Hadaba Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta cafis madaxweyne u fidiyay mulkiilaha telefishanka Astaan Mr. Cabdimanaan oo ay maxkamada Hargeysa ku xukuntay 5 sannadood oo xadhig ah.

COMMENTS
LINKS