WAJAALE NEWS

“Jabuuti Wax Gaara Oo Ay Inaga Doonaysaa Majirto,Waxaanu Iska Kaashanaynaa Arimaha Biyaha”Wasiirka Biyaha Jsl.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada biyaha Somaliland ayaa ka jawaabay wararka kazoo baxay waxyaabaha ay ku heshiiyeen jabuuti iyo Somaliland isagoo sheegay in dalka jabuuti aanu wax gaar ah inaga doonayn balse ay iskaashanayaan laba dal.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

"Jabuuti Wax Gaara Oo Ay inaga Donaysaa Majirto,laakin waxay Wax inagala Qabanaysa ...."W/Biyaha Jsl

Exit mobile version