HARGAYSA(W,N)-Haweenka waynaha xisbiga kulmiye ayaa tacsi tiiraanyo leh udiray guud shacabka Somaliland ,qoyskii iyo qaraabada ay ka baxday marxuumad aamina maxamuud diiriye oo xalay ku geeriyootay magaalada hargaysa kana mid ah xisbiga
Sidoo kale haweenka waynaha kulmiye ayaa tacsi taa lamid ah diray Marxuumad caasha oo xalay iyana ku geeriyootay hargaysa kana mid ahayd bahda waxbarashada Somaliland
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN