|
|||||
WAJAALE NEWS
Haweenka Xisbiga Kulmiye Oo Tacsi Udiray Marxuumad Aamina Maxamuud Diiriye Oo Xalay Ku Geeriyootay Hargaysa.
December 2, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Haweenka waynaha xisbiga kulmiye ayaa tacsi tiiraanyo leh udiray guud shacabka Somaliland ,qoyskii iyo qaraabada ay ka baxday marxuumad aamina maxamuud diiriye oo xalay ku geeriyootay magaalada hargaysa kana mid ah xisbiga Sidoo kale haweenka waynaha kulmiye ayaa tacsi taa lamid ah diray Marxuumad caasha oo xalay iyana ku geeriyootay hargaysa kana mid ahayd bahda waxbarashada Somaliland HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN
Related posts:Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Maalintii Labaad Kormeer Ku Maraya Goobaha Kaadh Qaadashada Ee Caasimada... Faah faahin ku saabsan Qaraxii Maanta Ka Dhacay Hotel Central Ee Muqdisho Iyo magacyada mas’uuliyiin... Sheekh Maxamed Cumar Dirir Oo Ka Hadlay Xiligii Tafsiirka Quraanka Kariimka ah Laga Bilaabay Somalil... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|