Berbera(W,N)-Maayarka magaalada berbera Cabdishakuur Cidin ayaa u jawaabay xisbiyada iyo dadka dhaliila miisaaniyada dawladaha hoose ee dalka oo si gaara loo bartilmaameedsado degmooyinka qaar isagoo sheegay dadka ka hadlay arintani in aanay gabi ahaanba fahansanayn waxa tahay dhaqaalaha ay helaan
Sidoo kale maayar cidin ayaa jawaab kululsiiyay masuul xisbiga wadani ka tirsan oo aruntaasi si indho la,aan ah uga hadlay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;