WAJAALE NEWS

Gudoomiye faysal Cali Waraabe Oo Booqday Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Oo Ku Xanuunsanaya Magaalada Burco.

BURCO(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe iyo xubno kale oo weheliyay manta hogya uu magaalada burco ka degan yahay ku booqday abwaan maxamed ibraahim warsame (hadawaari” oo mudo xanuun ujiifay

Sidoo kale eng faysal ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in ay xukuumadu ilowdo abwaanka oo aynu ognahay doorkii uu soo qaatay halgankii lagu xoreeyay Somaliland .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version