WAJAALE NEWS

Golaha Wakiilada Oo Kulan Layeeshay Wasiirada Ganacsiga Iyo Maalgashiga + Arimaha Ay Waxka Waydiiyeen,

HARGAYSA(W,N)-Gudida joogta ah ee golaha wakiilada jsl ayaa kulan layeeshay wasiirada wasaaradaha ganacsiga iyo warshadaha iyo wasiirka maalgashiga.

Kulan oo albaabadu uxidhnaa ayaa markii uu oo dhamaaday waxaa faah faahin ka bixiyay gudoomiyaha gudida ee golaha wasiirada ganacsiga iyo maalgashiga.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version