Golaha Wakiilada Oo Kulan Layeeshay Wasiirada Ganacsiga Iyo Maalgashiga + Arimaha Ay Waxka Waydiiyeen, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Wakiilada Oo Kulan Layeeshay Wasiirada Ganacsiga Iyo Maalgashiga + Arimaha Ay Waxka Waydiiyeen,
December 30, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudida joogta ah ee golaha wakiilada jsl ayaa kulan layeeshay wasiirada wasaaradaha ganacsiga iyo warshadaha iyo wasiirka maalgashiga.

Kulan oo albaabadu uxidhnaa ayaa markii uu oo dhamaaday waxaa faah faahin ka bixiyay gudoomiyaha gudida ee golaha wasiirada ganacsiga iyo maalgashiga.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS