WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiirka Malgashiga Somaliland Oo La Kulmay Maalgashadayal Wadanka Kenya.

NAIROBI(W,N)-Wasiira wasaarada maalgashiga Somaliland oo ku sugan dalka Kenya ayaa kulan la yeeshay ganacsato maalgadashayaal Kenya ah kuwaasi oo uu kula kulmay caasimada Nairobi.

Kulan ayaa waxaa ugu horay ka hadlay safiir kuxigeenka somaliland ufadhiya dalka kenya Amb Sharmaake Geele.

Wasirka maalgashiga ayaa faah faahin ka bixiyay safarka uu ku jooga Kenya iyo waxyaabaha ay kawada hadleen maalgashadayaashan uu la kulmay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version