TOG WAJAALE(W,N)-Taliyaha ciidanka Asluubta oo ay weheliyaan masuuliyiin ka tirsan wasaarada hawlaha guud iyo guryaynta ayaa maamulka degmada tog wajaale ku wareejiyay dhulka loo soo rarayo kaantaroolka magaalada wajaale oo ah dhulka mashruuca wajaale ee ay ciidanka asluubta gacanta ku hayaan.
Waxaana halkaasi ka hadlay taliyaha ciidanka Asluubta Libaax ,badhasaabka gobolka gabiley iyo maamulka degmada wajaale oo faah faahin ka bixiyay ujeedada wakhtiga loosoo rarayo kaantaroolka magaalada.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;