HARGAYSA(W,N)-Afhayeenka Ciidanka Booliska Somaliland G/S faysal xiis ayaa faah faahin ka bixiyay gabadh dhawaan lagu dhex gawracay guri ku yaala hargaysa oo kamid a dadka kasoo jeeda somalida itoobiya
Sidoo kale talis ciidan ayaa sheegay in falkaa dilka oo hayo in somalida itoobiyaan ah oo qirtay in uu gaystay kaasi oo ay sheegeen in masayrsanaa
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;