WAJAALE NEWS

DAAWO;-Madaxwaynaha Jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Safarkiisii Dalka Kenya Iyo Jawaabaha Su,aalo Laga Waydiiyay!

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland  muuse biixi oo galabta dalka dib ugu soo laabtay ayaa faah faahin ka bixiyay safarkii uu ku tagay dalka kenya iyo waxyaabaha uga soo qabsoomay.

 

Sidoo kale madaxwayne biixi ayaa ka waramay qodobada ay ku heshiiyeen madaxwaynaha kenya iyo faa,iidooyinka ugu jira somaliland,

Dhanka kale madaxwayne biixi ayaa su,aalo laga waydiiyay safarkiisa iyo jawaabaha uu ka bixiyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version