WAJAALE NEWS

DAAWO;-Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Oo Sheegay In Ay Kordhinayaan Mudada Diwaangalinta Ee Gobolka Maroodi Jeex.

HARGAYSA(W,N)-Shacabka ku dhaqan magaalada hargaysa iyo xisbiyada mucaaridka ayaa labadii maalmood ee udanbaysy ka hadlayay cabashada shacabka gobolka maroodi jeex oo aanay ku filnayn mudadii afar cisho ahayd ee loogu talo galay in  ay socoto diwaan galinta codbixiyayaashu.

Komishanka doorashooyinka somaliland ayaa iyagu ka jawaabay cabashada shacabka gobolka maroodii jeex isagoo sheegay in ay kordhinayaa wakhtiga samanay doonaan goobo wareego oo ay dadwaynuhu iska diwan galiyaan.

 

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN

Exit mobile version